Thursday, April 19th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaafka Xisbiga Waddani

Published on April 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda uu madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka hadashay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex curtay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, kaasoo sababay in guddoomiye Cirro uu xilka ka qaado xoghayahihii guud iyo xubno kale.

download

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad lagu qabtay Hargaysa, waxa uu sheegay in xisbiga Waddani uu yahay hanti qaran.

Waxaanu ugu baaqay madaxda xisbigaasi in ay ilaaliyaan midnimadda xisbiga.

Daawo Hadalka Maxamed Kaahin:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.