Tuesday, September 18th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Booqday Dhul Beereed Ku Yaala Togdheer Oo Maalgalin Lagu Sameeyey

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed ayaa booqday qaar ka mid ah beeralayda Muwaadiniinta Somaliland sida weyn u hirgaliyeen, kuwaasi oo ku yaala Gobolka Togdheer.

30704732_2153429661340232_5100358669992722432_n (1) 30704732_2153429661340232_5100358669992722432_n 30707981_2153430364673495_2479246622958026752_n 30710894_2153432351339963_4835635521730379776_n 30711971_2153428868006978_3604296779111071744_n 30715271_2153431888006676_2150900303073902592_n

Beerahan uu booqday ayaa waxa ka mid ahaa Beerta Hotel Kaah Burco ay sameeyeen oo si weyn loo maalgaliyey iyo beerta uu Muwaadin Aadan Maxamed uu sameeyey oo ku taala Deegaanka Abeesalay.

Ujeedada booqashadan ayaa ahayd dhiirigalinta muwaadiniinta beeraha maalgalintooda ku dhiiraday, isaga oo wasiirku kula dar daarmay inay halkaa ka sii wadaan dedaalka horumarineed ee dhanka wax soo saarka.

30716516_2153431654673366_7298632664204967936_n 30724053_2153428784673653_8317105792478085120_n 30726997_2153432564673275_7421216292167745536_n 30727549_2153429358006929_7092285513133981696_n 30730057_2153428638007001_7601072763561836544_n

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.