Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayaha Guud

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO: : Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah ku ansaxiyeen in ay xilkii Xoghayenimo ay ka qaadeen Xoghayhii guud ee Xisbigaasi.

download

Maxamed Cabdillaahi Uurcadde,  inkastoo aanay hogaanka sare   ee Waddani si cad u sheegin sababta keentay xil ka qaadista xoghayaha guud.

iyaga oo oo kale na ku eedeeyey in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbigaasi.

DAAWO Muuqaalka Warkaas:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.