Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shirweynihii Beelaha Garxajis Oo Dib U Dhacay

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shirweyne ay hore u iclaamiyeen beelaha Garxajis inay qabsanayaan 15-ka bishan April ayaa la sheegay in uu dib uga dhacay xiligii la qorsheeyay.

Shir jaraa’id oo ay maanta magaaladda Hargaysa ku qabteen  guddiga guud, xubno isugu jiray madax dhaqameedka beeshaasi, qurba joog, ganacsato iyo xubno kale waxay ku shaaciyeen in shirkaasi uu dib u dhac ku yimid.

Sababta dib u dhaca shirkaasi  ayay ku sheegeen xubnihii meesha ka hadlay saddex qodob.

Daawo Shirka Jaraa’id:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.