Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Boqor Buurmadow Oo Xaqiiqadda Taabsiiyay Madaxweynaha Puntland

Published on April 15, 2018 by   ·   No Comments

Carmo (SDWO): Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in aanay dagaal iyo colaad ku bilaabin xukuumadda cusub ee madaxweyne Muuse Biixi.

download (1)

Waxaanu Buur-madow waxa uu ka rejeeyay madaxweyne Gaaska Puntland in haddii uu mar kale ku soo baxo doorashadda wixii dhibaato ah ee u dhexeeya Somaliland iyo maamulka Puntland uu si nabad ah ku dhameeyo.

Boqor Cismaan Buur-madow, waxa uu sidan ka sheegay  hadal uu  ka jeediyay  munaasibad lagu caleemo saarayay  Duubka beesha Cali Saleebaan (majeerteen) oo maanta ka qabsoomay magaaladda Carmo oo ka tirsan gobolka Bari.

Iyadoo xafladaasi ay  joogeen madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas, wasiiro ka socday dawladda federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay wasiirka amniga gudaha, xildhibaano, wasiirro ka tirsan Puntland iyo sidoo kale qaar ka mida siyaasiyiinta u sharaxan madaxtinimadda Puntland.

Daawo Hadalka Buurmadow:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.