Wednesday, October 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

HAMBALYO MEHER

Published on May 1, 2018 by   ·   No Comments

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Fu’aad Maxamed Nuux Mooge, Axmed Cumar Diini, Cabdiraxmaan Axmed Cabdi, Cabdiraxmaan Axmed Yuusuf, Cabdiqani Axmed Xasan, Cabdirisaaq Ismaacil Qalinle (Itaqile), Mustafe Cabdi Cali, Sharmaarke Cabdiraxmaan Yuusuf, iyo Xamse Maxamed Xuseen (Qaalib).

Cali  Cabdi Xaashi, Maxamed Muuse, Xasan Aadan Yuusuf, Axmed (Digtoorka), Mahad iyo dhamaan hawlwadeenada shirkada SO Gasho Powered By Somcable waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Boqorka iyo Boqorada.

Samatar Cabdiqaadir Gaaxnuug

Iyo

Safa Maxamed Muxumed

Oo  maalintii Isniintii, 01 May, 2018 Meherkoodu ka qabsoomay Hotel Maansoor ee magaaladda Hargaysa.

Waxaanay leeyihiin Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Aqalagalkiinana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.

Wiil & Caano, Gabadh & Caano.

Meher

AAMIIN AAAAMMMMMIIIIIINNNNN  AAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMMMMMIIIIIIIINNNNNNN.

 
,, ,,,.