Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland Oo Ganafka Ku Dhufatay Warbixin Ay Human Rights Watch Ku Dhaliishay Garsoorka iyo Xukunnadda Maxkamadaha

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ganafka ku dhufatay warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda aadanaha qaramadda midoobay ee Human  Rights  Watch oo dhaliishay garsoorka iyo xukunnada ay ridaan maxkamadaha Somaliland.

S iyo H Aadam1)

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa warbixinta HRW ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin, isla markaana  ay maxkamadaha Somaliland maalin walba difaacaan xoriyatul qawlka cid la cabudhiyaana aanay jirin.

Aadan Xaaji Cali Axmed, oo maanta u waramay BBC waxa uu sheegay in warbixinta Human Rights Watch ay tahay mid dhinac ka raran si buuxdana aan uga turjumaynin waaqaca dhabta ah ee xoriyatul qawlka hadalka iyo madax banaanidda warbaahinta Somaliland.

Halkan Ka Dhegayso Waraysigaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.