Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

C/raxmaan Saylici Oo Guddoomiyaha Waddani Ku Tilmaamay In Uu Dhaliil Xukuumadda Uga Dhigayo 18-ka May In Loo Soo Rarro 15-ka May

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, ayaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ku dhaliilay in ay eedayn xukuumadda uga dhigayaan xuska maalinta qaranka ee 18-ka May oo loo soo raray 15-ka May.

Saylici-1

Maadaama oo maalinta ay taariikhdu ku began tahay 18-ka May ay noqonayso  maalin Jimce ah, isla markaana ay 1 tahay bisha barakaysan ee Ramadaan, sidaas darteed-na la isla qaatay in loo soo rarro 15-ka May.

C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa guddoomiyaha Waddani ku tilmaamay in aanu shaqsiyan wax taariikh ah ku lahayn xuska maalinta qaran ee 18-ka May iyo halgankii loo soo maray, isla markaana aan weligiiba la arag isagoo ka qayb gelaya ama weynaynaya xuska 18-ka May.

Daawo Hadalka Saylici:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.