Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Lormeeray Xarunta Dhexe Ee Maamulka Hawadda

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Muqdisho (SDWO): Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee maamulka hawada dalka ee magaaladda Muqdisho.

unnamed (1)

Kormeerkaasi oo ay u jeedadiisu ahayd si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee xaruntaasi ay u heyso shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Wasaiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), ayaa Ra’iisul wasaaraha kusoo dhaweeyay xarunta dhexe ee maamulka hawada Soomaaliya oo ku taalla gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmanunnamed (1) unnamed (2)

Wasiir Oomaar ayaa uga warbixiyay Ra’iisul wasaaraha sida howsha ay u wadaan howl-wadeennada iyo maamulka xarunta hawada Soomaaliya, kuwaas oo horumar badan sameeyay tan iyo markii maamulka hawada dalka loosoo wareejiyay Muqdisho.

unnamed

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa shaqaalaha iyo maamulka kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan howsha muhiimka ah ee ay u hayaan dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.