Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasaaradda Maalgashiga Oo Somaliland Oo Shaacisay Shir Maalgasiga Ku Saabsan Oo La Qabanayo

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda horumarinta maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland ayaa shaacisay in dhawaan magaaladda Hargaysa lagu qabanayo shir ku saabsan maalgashiga oo heer caalami ah.

download (1)

Agaasimaha guud ee wasaaradda maalgashiga Somaliland Axmed Abokor, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in shirkaasi ay ka soo qayb geli doonaan maalgashadeyaal heer caalamiya iyo shirkadaha ganacsi ee dalkuba.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.