Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Cali Waran Cade Oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga Hadlay Arrimo Badan

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

London (SDWO): Waxaa  iska soo daba dhacaya  baaqyo ka kala imanaya madax dhaqameedka, siyaasiyiinta, xukuumadda iyo qurba joogta kuwaasoo dhamaantoodba ku baaqaya in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Ceel-Afweyn.

download (1)

Xubnaha siyaasiyiinta ah ee baaqyadii ugu danbeeyay ka diray colaadaasi waxaa ka mida siyaasi Cali Maxamed Waran Cade, oo isagoo booqasho ku maraya  dalka Ingiriiska in gurmad balaadhan oo dhinac walba ah laga gallo deminta colaad beeleedka Ceel-Afweyn.

Cali Waran Cade, oo waraysi dheer uu la yeeshay telefishanka qaranka Somaliland xafiiskiisa London waxa kaloo uu ka hadlay arrimo badan oo khuseeya siyaasadda dalka, qabyaaladda sii xoogaysanaysa iyo arrimo kaloo badan.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Waran Cadde:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.