Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Hogaamiyaha Waddani Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Dagaal Beeleedka Ceel-Afweyn

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedka mar kale ka dhacay degaamadda gobolka Sanaag, waxaanu tacsi u diray eheladda dadkii dhintay.

images

Xirsi Cali Xaaji Xasan, waxaanu ugu baaqay cid kastoo wax ka qaban karta dagaalkaasi in ay gacan ka gaystaan deminta colaadan u dhaxaysa labadda beelood ee walaalaha ah, isla markaana gurmad balaadhan laga galo.

Hogaamiyaha xisbiga Waddani oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa geesta kale waxa uu xukuumadda ku duray in aanay sidii la rabay uga hawl gelin wax ka qabashadda dagaalka beelahaasi u dhexeeya.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.