Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shirkadda Daabacaadda SAGAL JET Oo Soo Bandhigtay Agab Ay Ugu tallo Gashay Dabaal-dega Xuska 18-ka May

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET ayaa xarumaheedda magaaladda Hargaysa ku  soo bandhigtay   agab kala duwan oo lagu  xardhay  calanka jamhuuriyadda Somaliland, waxyaabahaasi oo ay kaga qayb qaadanayaan dabaal-dega xuska maalinta qaran ee 18-ka May.

vlcsnap-4052-06-23-00h49m38s637 vlcsnap-4375-08-31-03h51m01s792 vlcsnap-4477-08-09-07h45m45s364vlcsnap-3780-05-15-21h14m06s827

Waxyaabahaasi oo ay ka mid yihiin dhar iyo alaabooyin kale ayay sheegeen in ay doonayaan sidii loogu waynayn lahaa dabal-dega xuska 18-ka May, iyo in  bulshadu ku muujiso dhoolta tus qurux badan.

Saad vlcsnap-2930-11-08-09h25m51s675 vlcsnap-3780-05-15-21h14m06s8279s356

Sida uu sheegay  Sacad Cabdi Daahir, oo ah madax suuq-gaynta iyo xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda SAGAL JET oo warbaahinta la hadlay.

vlcsnap-4518-05-14-02h53m24s718 vlcsnap-6634-01-08-18h19m04s696

Waxaanu  xusay in  waxyaabahan ay soo bandhigeen ay ugu tallo galeen in dadweynaha reer Somaliland ay ku muujiyaan wadaniyadoodda iyo dal jacaylkoodda.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.