Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Jaaliyada Somaliland ee UK oo si baladhan ugu dabaaldegtay xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka May

Published on May 13, 2018 by   ·   No Comments

Jaaliyada ku dhaqan gobolada kala duwan ee UK ayaa habeenkii Sabtidu soo gelaysay xalflad aad u balaadhan ku qabtay magaalada London oo loogu dabaldegayey maalinta qaaliga ah ee 18ka May.  Xafladan oo si wada jir ah aay iskaga kaashadeen soo qabqaabinteed ururada Somaliland Society  UK iyo Xasan Xoog Foundation.  Xafladana waxa kala soo qaybgalay jaaliyada Wasiirka Qorsheynta, Wasiir ku xigeenka waxbarasahada, Wasiirkii hore ee arimaha gudaha warancade, wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha Cukuse, Dr Adna Adan Ismacil, Lataliyahii hore madaxweynaha ee dhinaca saxaafada Khadar Xasan, Safiirka Somaliland ee UK Ayaan Cashuur oo martisharaf kale oo badan.

Xafladan ayaa dhaqaalaha ka soo baxa waxa lagu caawinayaa mashuuraca xasan xoog foundation oo wada sidii garoon basketball ka ah uu uga dhisi lahaa maglaaada Hargeysa.  Xafladan ayaa iskugu jirtay qudbado iyo heeso aay fanaaniintu ku madadaliyeyeen dadweynahii goobtaas iskugu yimid.

32458544_10215169160837730_215031132561866752_n

32261049_1029365820545120_3670545515780505600_n 32289225_1029365983878437_5626161781983412224_n 32264026_1029366567211712_6480357955987308544_n 32256302_1029366330545069_975502749275783168_n 32266798_1029366377211731_8490988780407226368_n32294454_1029358867212482_5218751702659760128_o 20180512_011958 20180512_001226 20180512_000940 20180512_012628 32336979_1029358563879179_73908355575316480_o 20180512_001223 20180512_012649IMG-20180512-WA0013 20180512_001543 20180512_000136 20180512_000314 20180511_235212 20180511_235012 20180511_22050120180511_221952 20180511_224126 20180512_002727 20180511_230046 20180512_000008 20180511_230836 20180511_224246 20180511_220052 20180511_220039 20180511_220036 20180511_220100 20180511_23510732313974_1029359160545786_2569415372528680960_n 32266436_1029358260545876_3427534788704075776_n 32332047_1029358330545869_6516395201206943744_o 32447356_1029359647212404_397979550912348160_o 32293847_1029365120545190_1343709088676052992_n 32332556_1029366137211755_8279086106318733312_n 32327040_1029369803878055_6153161076725776384_o 32228692_1029365720545130_1239882463363203072_n 32349584_1029369370544765_3007663248318136320_o 32325626_1029369750544727_5580439364036460544_o 32349584_1029369370544765_3007663248318136320_o 32313350_1029370780544624_5856173189243076608_o32563481_1029364890545213_7675702226966282240_o 32266785_1029364983878537_6803343417951649792_n 32314028_1029371687211200_6648914922476404736_o 32293563_1029365113878524_5421311487144624128_n 32266539_1029371467211222_2903433823792398336_o 32446721_1029369297211439_5985013059842736128_o 32314028_1029371687211200_6648914922476404736_o 32332234_1029365423878493_7444056172333629440_n 32313306_1029365620545140_2551024245257797632_n 32423157_1029371940544508_3644235052931350528_o32314021_1029370637211305_4771206249171648512_o 32423272_1029369290544773_7796569800745943040_o received_10215161119356698 received_10215161136317122 received_10215161136277121 received_10215161130556978 received_10215161122596779 received_10215161123396799 received_10215161135837110 received_10215161133997064 received_10215161121756758 received_1021516113979720932393506_1029358667212502_8622673237911797760_o 32293904_1029358540545848_4258866970595688448_o 32336979_1029358563879179_73908355575316480_o

 

 

 
,, ,,,.