Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Agaasimahii hore ee TV ga qaranka oo eedeemo musuqmaasaq baahsan ku eedeeyay Wasaarada Warfaafinta iyo TV ga qarank iyo Agaasimaha Cusub oo kaga jawaabay eedomo bililiqo qalabkii tv ah u soo jeediyey agaasimahii hore

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Agaasimahii hore ee TV ga qaranka ee qaarada Yurub Cabdiraxman Ubaxle ayaa daaha ka fayday musuqmaasaq balaadhan oo ku Jira miisaniyada loo ansaxiyey tv ga qaranka isagoo sheegay lacag ka badan 300 oo kun doo doolar oo musuqmaasaq ahi inay ku jirto. Dhinaca kale Agaasimaha Cusub ee TV ga qaranka ee qaarada Yurub ayaa eedeemahaasi ka jawaabay isagoo agaasimahii hore ku eedeyay bililiqaysi uu ku sameeyay xaruntii TV ga qaranka oo uu shegay inuu u yimid xafiiskii oo gebi ahaanba madhaan oo la qaatay qalabkii tv gu ku hawlgelayey oo dhan,  Halkan hoose ka dhegayso labadaas doodood ee aay soo bandhigeen agaasimahii hore iyo agaasimaha cusub
Agaasimahii hore ee TV ga ee qaranka ee yurub Cabdiraxman Ubaxle

Agaasimaha Cusub ee TVga qaranka ee yurub oo Dalmar

 
,, ,,,.