Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Biixi Oo Dadweynaha Ku Hambalyeeyay Xuska 18-Ka May

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa  guddo iyo dibad ba ku hambalyeeyay shacabka munaasibadda qaran ee 18-ka May oo sanadkan la xusi doono 15 bishan maadaama oo 18 May ku beegantay Ramadaan.

download

Madaxweyne Biixi oo maanta warbaahinta kula hadlay warbaahinta xarunta madaxtooyadda ayaa tilmaamay in mudadda 27-ka sanadood ah ee ay Somaliland jirtay waxyaabo badani u qabsoomin, isla markaana waxyaabo badani weli dhiman yihiin.

Daawo Hadalka Madaxweyne Biixi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.