Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Magaaladda Burco Oo Si Weyn Looga Dabaal-degay Munaasibadda 18-ka May

Published on May 15, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Iyadoo guud ahaanba magaalooyinka dalka jamhuuriyadda Somaliland iyo wadamo caalamka ahba maanta laga xusayay 27 guuradda ka soo wareegtay gooni isutaaga Somaliland ayaa munaasibad balaadhan oo xuskaasi la xidhiidha waxaa lagu qabtay magaaladda Burco.

2016518635991539991199648IMG_1521(1)_JPG

Xafladaasi oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxaa kala qayb galay bulshadda Burco madax weyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, xubno ka mida golaha wasiirrada, maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco iyo boqolaal dadweyne ah.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.