|
Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM | YOUR ARTICLES |
![]() |
---|
Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net
Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – ayaa waxa na soo gaadhay lacag dhan $500 taasi oo aanu raashinka muhiimka ah ugu iibinay dadka danayrta ah. Rashinka lagu soo iibiyey waxa uu ka koobanyahay 10 kadbadood oo sonkor, 10 kadbadood oo bariis ah, 10 kadbadood oo daqiiq ah, 10 caagadood oo saliida iyo 10 qasacadood oo caana boodhe ah. Raashinka ayaa si siman loo gaadhsiiyey 10 qoys oo ka mid ah danyarta xaafada daami ee magaalada hargeysa isagoo qoys kastaa helay 3 kadbadood oo kala duwan, qasacad caano ah iyo caagad saliida cuntada ah. Hadii aad rabtid inaad ka qaybqaatadid mashruucan khayriga ah ee afurinta dadka danyarta ah waxaad nagala xoo xidhiidh kartaan email: Samafal@sdwo.com.
Sidii caadad ahaydna dhowana waxaanu bilaabidonaa mashruucii sanadlaha ahaa ee isagana lagu iidsiinayey caruurta danyarta ah oo deeqaha nalagu soo hagaajiyo aan dharka iida ugu soo iibin jirnay.
Halku dhiga looga bartay SDWO Relief Project wuxu ahaa, Daawanayoow Waa Dadkaagii, Daawanayoow Waa dalkaagii