Saturday, September 19th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shirkadda Waddaniga ah Ee SOVOLCO Oo Saliid Ku wareejisay Hay’adda Kaydka Raashinka

Published on May 31, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shirkadda soo saarista saliida cuntadda loo isticmaalo ee magaceedda la yidhaahdo SOVOLCO ayaa 900 oo litir oo saliid ah ku wareejisay hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga ah iyo kaydka raashinka Somaliland.

vlcsnap-6871-03-30-04h33m01s695vlcsnap-2324-04-24-17h31m37s246

Waxaana saliidaasi si rasmiya loogu wareejiyay guddoomiyaha hay’ada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka Faysal Cali Sheekh Maxamed, iyadoo masuuliyiinta shirkadda SOVOLCO ay sheegeen in ay ugu tallo galeen in la gaadhsiiyo dadkii roobabku waxyeeleeyeen.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.