Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Abwaaniin Barnaamij Suugaaneed Wacyigelin Ah Ku Qabtay Ceerigaabo

Published on May 31, 2018 by   ·   No Comments

Ceerigaabo (SDWO):Koox abwaaniin iyo hal-abuurro ah oo maalmahanba safar nabadayn ah ku joogay gobolka Sanagaa ayaa caawa kulan la xidhiidha wacyigelin ku aadan soo af-jarida colaadda Ceel-Afweyn ku qabtay magaaladda Ceerigaabo.

vlcsnap-7280-01-21-08h47m09s959 vlcsnap-8539-09-14-14h28m17s363

Abwaaniintani oo todobaadkan gaadhay Ceerigaabo ayaa u jeedadda socdaalkoodu la xidhiidhay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen xalinta colaad beeleedka degaanka Darar Weyne  ee degmadda Ceel-Afweyn.

vlcsnap-7079-12-30-11h50m32s674vlcsnap-8552-07-31-05h30m47s304

Waxaanay kulan caawa kulan sugaaneed wacyigelin ah ku qabteen magaaladda Ceerigaabo halkaasoo ay ku soo bandhigeen gabayo iyo xikmado kale oo ay kaga  hadlayeen dhibaatadda qabyaaladda iyo dagaaladda beelaha walaalaha ah ee sida macno darada ah u dhexmaray.

Halkan Ka Daawo Barnaamijkaasi:

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.