Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Somaliland Oo 4 Bilood Mushahar Qaadan

Published on June 9, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shaqaalaha madbacadda qaranka Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyay mushahar la’aan la soo gudboonaatay, iyagoo sheegay in aanay muddo 4 biloodda wax mushahar ah qaadan.

download

Shaqaalahaasi oo maanta cabashadoodda warbaahinta ku soo bandhigay waxay tilmaameen   in iyagoon muddo 4 bilooda wax lacag ah qaadan, isla markaana imika lagu jiro xili ay soo dhawdahay Ciidda Ramadaan

Sidaas darteedna aanay u adkaysan Karin mushahar la’aanta maadaama oo qoysaskoodii iyo caruurtiiba ay uga baahan yihiin kharash ay kaga bixiyaan Ciidda iyo wax ay raashin u siiyaan.

Daawo Cabashada Shaqaalaha Madbacadda Qaranka:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.