Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wershad Lagu Farsameeyo Hilibka Digaagga Oo Laga Hirgeliyay Somaliland

Published on June 10, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa markii ugu horraysay laga hirgaliyay warshad laga soo saaro hilibka digaagga.

IMG_DBC2F5-117EF2-A2AAFB-CDFE5A-444B06-03AB09

Iyadoo  wakhtiyadii hore hilibka digaaga laga keeni jiray dalka dibaddiisa. Arrintan ayaa lagu sheegay in looga maarmi doono hilibkii digaaga ee dalka dibaddiisa laga keeni jiray.

Wershadan lagu farsameeyo hilibka digaagga oo laga furay duleedka magaaladda Hargaysa, ayaa ka sekow in ay soo saarto hilibka waxa kaloo ka shaqeeya dad aad u badan.  Kuwaasoo isugu jira ajaanib iyo kuwo Somaliland u dhashay.

Halkan Ka Daawo Warbixin Laga Diyaariyay:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.