Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xukuumadda Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Telefishanka SOMNEWS

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargeysa (SDWO): Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday Telefishanka SOMNEWS oo  laga mamnuucay inuu Somaliland ka dhex shaqeeyo  29-kii bishii  la soo dhaafay ee May. Siday  faafisay wakaallada wararka Somaliland ee SOLNA.

images-4

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa  qoraal ka soo baxay xafiiskiisa oo uu soo gaadhsiiyey wakaallada wararka ee SOLNA.

Waxa  uu ku fasaxay Telefishanka SOMNEWS TV,  Waxaanu qoraalkiisu  u dhignaa sidan:

Solnan

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.