Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Garaadka Guud Ee Sool Oo Beeniyay In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madax Dhaqameedka Degaankaasi

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Buuhoodle (SDWO): Garaad Jaamac garaad Cali,  ayaa beeniyay warar  baraha bulshadu ku kulanto ee Internet-ka la iskula dhexmaryay oo sheegayay in isaga iyo caaqil Axmed Hoolif, oo ka mida madax dhaqameedka Sool ay is khilaafeen.

garaad

Garaad Jaamac, ayaa wararkaasi ku tilmaamay kuwo dacaayado ahaa, isla markaana inta codad been ah la isku jar-jaray kadibna baraha bulshadda lagu baahiyay, kuwaasoo uu garaadku ku tilmaamay waxyaabo dadka kala fogaynaya.

Garaadka oo  uu wehelinayay caaqil Axmed Hoolif, oo maanta si wada jira shir jaraa’id u qabtay waxay shaaciyeen in aanay warba ka jirin wararkaasi maalmahan baraha bulshadda la isla dhexmarayay.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.