Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Xilal U Kala Wareejiyay Agaasime Waaxeedyo La Isku Bedelay

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Dr. Axmed Cali Maax ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Agaasime waaxeedyada cusub ee Wasiirku magacaabay iyo agaasime waaxeedyadii hore.

35062840_2222992634383934_141017395668975616_n 35065943_2222992361050628_1740874893609664512_n 35078408_2222993271050537_2620804428592054272_n 35082763_2222994731050391_7178640031098077184_n 35102797_2222993401050524_1369897763432562688_n 35118964_2222994481050416_6001950327799021568_n

Munaasibada Xilka kula kala waareegayeen agaasime waaxeedyadu oo ka dhacay Hoolka Xarunta wasaaradda ayaa waxa halkaasi laga jeediyey khudbado la xidhiidha shaqooyinka Waaxyuhu wasaaradda u qaabilsan yihiin.

Agaasimaha guud ee wasaaradda oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa sheegay in muhiimada isku shaandhayntu tahay sidii wasaaradda dhiig cusub loogu shubi lahaa.

34962293_2222990481050816_148892845271416832_n (1) 34962293_2222990481050816_148892845271416832_n 34963635_2222990894384108_8939710930380390400_n 34984202_2222995174383680_982400634256883712_n 34984285_2222994924383705_8751953845170470912_n 34984420_2222994597717071_6652335868222636032_n 34984433_2222994277717103_2874901509936513024_n 34984928_2222991311050733_3202737952778092544_n 35026273_2222995751050289_8155978230352838656_n 35026740_2222995017717029_8116954415199420416_n 35026788_2222993117717219_1848595370632806400_n

“Iskhu shaandhaynta muhiimadeedu waa in dhiig cusub lagu shubo waaxyaha wasaaradda kuwiinii soo shaqaynayeyna la yara nasiyo.

Waxaanan  rejaynayaa inaad shaqada la idiin igmaday ka soo bixi doontaan in ALLE idinku astura-na waan idiinku ducaynayaa”ayuu yidhi agaasime Axmed Maax.

Agaasime waaxeedyadan uu maanta xilalka u kala wareejiyay agaasimaha guud ayaa ahaa masuuliyiin uu dhawaan wasiirka wasaaradu beeruhu wareegto uu soo saaray isugu bedelay xilalka.

35051112_2222990241050840_4393688429263585280_n 35051499_2222992997717231_8395245738811981824_n 35052787_2222992804383917_3002304894364286976_n 35062511_2222995671050297_8372987989923463168_n 35062840_2222992634383934_141017395668975616_n 35065943_2222992361050628_1740874893609664512_n 35078408_2222993271050537_2620804428592054272_n 35082763_2222994731050391_7178640031098077184_n 35102797_2222993401050524_1369897763432562688_n 35118964_2222994481050416_6001950327799021568_n 35130738_2222992064383991_8818775633556406272_n 35135034_2222995324383665_5892199198828265472_n 35143993_2222995577716973_5120691393064337408_n 35151491_2222990741050790_6619700864166658048_n 35159238_2222994051050459_3825985076622000128_n

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.