Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Dhakhso Kor Ugu Qaadayaan Qiimaha Lacagta Dalka

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Baanka dhexe ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in filayaan in sida ugu dhakhsaha badan ay  qiimihiisa kor ugu qaadayaan lacagta shillinka Somaliland oo mudooyinkan danbe si aad ah hoos ugu dhacday.

IMG_CAD045-A56504-E873EA-27B2F7-FF7400-9490F2

Agaasimaha guud ee baanka dhexe Axmed Xasan Carwo,  ayaa sheegay in aanay waxba iska bedelin qorshihii ay dhigteen ee ahaa in qiime loo yeelo lacagta shillinka Somaliland, isla markaana ay bulshadda fursad u siinayaan sidii ay u fahmi lahaayeen.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.