Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga UCID Oo Puntland Ku Eedeeyay In Ay Hoy U Tahay Argagixisadda

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Boorama (SDWO): Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka UCID ayaa ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan Puntland oo ahaa in ganacsatadda iyo ardayda ka soo jeedda goboladaasi ay isaga soo baxaan Somaliland.

Gudoomiye-Ku-Xigeenka-1aad-ee-Cusub-ee-Xisbiga-Mucaaridka-ah-ee-Ucid-Cabdi-Naasir-Buuni

C/naasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sidoo kale ku eedeeyay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland in ay hoy u yihiin argagixisadda, isla markaana aanay jirin cid waxyeelo ama xumaan u gaysan karta dadka ka soo jeedda Puntland ee ku nool Somaliland.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee UCID oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama, waxa kaloo uu ka hadlay xaaladda colaad beeleedka ee ka taagan degaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.