Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Macalimiinta Gobolka Sanaag Oo Ka Cabanaya Mushahar La’aan

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Ceerigaabo (SDWO): Macalimiinta wasaaradda waxbarashadda Somaliland u diiwaangashan ee ka hawl gala gobolka Sanaag ayaa cabasho xoogan ka muujiyay mushahar la’aan haysatay bilihii u danbeeyay, iyagoo baaqna u diray madaxweynaha iyo wasiirka waxbarashadda.

images

Guddiga macalimiinta gobolka Sanaag oo maanta magaaladda Ceerigaabo ka sameeyay banaan bax ay cabashadoodda ku muujinayaan oo warbaahinta la hadlay ayaa si gaar ugu eedeeyay maamulka wasaaradda waxbarashadda gobolkaasi in ay qaybo ka mida lacagahoodii ka jareen.

Geesta kale xubnahan  macalimiinta ah ayaa beeniyay hadal ay shalay warbaahinta ka sheegeen guddoomiyaha iyo ku xigeenka wasaaradda waxbarashadda ee gobolka Sanaag, oo  ahaa in aanay jirin wax lacag ah oo laga lunsaday macalimiinta gobolkaasi ka shaqeeya.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Macalimiinta Sanaag:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.