Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Soomaaliya: Ciidamadda Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dagaallo Shabaab Ku Dhexmaray Gobolka Hiiraan

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Beledweyne (SDWO): Ciidamadda dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaallo maalmahan iyaga iyo kuwo ka tirsan kooxda Al-shabaab ku dhexmaray degaamo ka tirsan gobolka Hiiraan ee badhtaha Soomaaliya.

download (1)

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamadda oo warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in ciidamadoodu ay guul ka gaadheen dagaaladaas ay la galeen Al-shabaab, isla markaana dhulkii ay haystaan ay ka qabsadeen.

Waxaanay ciidamadda Soomaaliya sheegteen in khasaare ay gaadhsiiyeen Shabaab hub iyo saanad aad u badan ay kaga qabsadeen Shabaabka, isla markaana ay ka dileen tiro badan oo kooxdaasi ka mida.

Daawo Faahfaahinta Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.