Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Hanti-dhawrka Oo Baadhitaan Musuq Maasuq La Xidhiidha Ku Wadda Maayarka Gabiley

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments

Gabiley (SDWO): Hanti-dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa la sheegay in uu hawl gall baadhitaan ah ku waddo xafiiska dawladda hoose ee Gabiley, kadib markii xubno ka tirsan golaha degaanka Gabiley ay maayarka ku eedeeyeen in uu galay musuq maasuq.

images

Waxaana la sheegay in hanti-dhawrku ay baadhitaan ku samaynayaan lacago badan oo lagu eedeeyay in maayarka Gebiley musuq maasuqay unalunsaday  si shaqsiya, isla markaana aanay waxba ka gaadhin bulshadii loogu tallo galay.

Siday sheegeen xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Gabiley oo maanta telefishanka ERYAL kula hadlay magaaladda Hargaysa, hawlaha baadhitaan ee uu hanti-dhawrku ku hayo xafiiska maayarka Gabiley.

Baadhitaankaasi oo la xidhiidha sidii loo cadayn lahaa meesha uu ku danbeeyay dhaqaale aad u badan oo loo qorsheeyay in mashaariic horumarineed lagaga fuliyo degmadaasi.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Xildhibaanadda:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.