Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sheekhul Beledka Boorama Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Ka Soo Yeedhay Puntland

Published on June 12, 2018 by   ·   No Comments

Boorama (SDWO): Sheekhul beledka Boorama sheekh C/laahi sheekh Cali Jawhar, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in siyaasiyiin ka soo jeedda maamulka Puntland ay ku baaqeen in ardaydoodda wax ka barta jaamacadaha Somaliland ay gebi ahaanba isaga soo baxaan.

images (1)

Waxaanu sheegay in arrintaasi ay  ku dhawaaqeen masuuliyiinta reer Puntland in ay  tahay mid gef iyo khalad ah,  isla markaana ka baxsan dhaqanka bulshadda Soomaalida.

Dhinaca kale sheekh C/laahi, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama, waxa kaloo uu   ka hadlay xaaladda dagaal ee ka taaqan degaanka Tuke-raq  ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, isagoo xusay in aanu dagaalku wanaagsanayn oo uu fudno yahay.

Daawo Hadalka Sheekh Cali Jawhar:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.