Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Hargaysa: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Booqday Xarunta Dayactirka Kutubta Qur’aanka Kariimka ah

Published on June 12, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland sheekh Khaliil C/laahi Axmed, ayaa maanta soo kormeeray xarunta jamciyadda dayactirka iyo ilaalinta kutubta Qur’aanka kariimka oo ku taalla degmadda Koodbuur ee magaaladda Hargaysa.

vlcsnap-1076-05-20-07h25m28s613

Waxaana halkaa wasiirka warbixin ku siiyay xubno ka mida jamciyadda dayactirka iyo ilaalinta kutubta Qur’aanka oo tilmaamay in saddex marxaladood ay soo marto qaabka loo ilaaliyo kutubta Qur’aanka kariimka.

Wasiir Khaliil, ayaa u balan qaaday jamciyadda dayactrika kutubta in ka xukuumad ahaan iyo wasiiradiisuba ay si weyn wax ula qaban doonaa.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.