Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Badhasaabka Togdheer Oo Xoolo Nool Ku Wareejiyay Ciidamadda Qaranka

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Badhasaabka gobolka Togdheer ayaa xoolo nool  oo loogu tallo galay ciidamadda qaranka kala wareegay bulshadda degaanka gobolkaasi.

Waxaanu badhasaabku uga mahad naqay dadkii xoolahan soo ururiyay iyo kuwi soo bixiyayba, isagoona sheegay in guud ahaanba bulshadu ay ciidamadoodda garab taagan yihiin.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.