Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Halkee Ayay Maraysaa Hawsha Dayactirka Garoonka Kubbadda Cagta Burco

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Xildhibaan Mubarik Yuusuf Cilmi (Bidhi), oo ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa sharaxaad ka bixiyay halka uu marayo dayac-tir lagu samaynayay garoonka kubbadda cagta magaaladda Burco ee Alemsay.

images

Xildhibaanka oo ka mida guddi loo xil saaray dib-u-habaynta garoonkaasi oo maanta magaaladda Burco warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in meel fiican ay marayso hawsha dayactirka garoonkaasi, isla markaana qaar ka mida shirkadihii iyo shaqsiyaadkii  balan qaaday in ay  dhaqaalaha wax ka bixinayaan ay bixiyeen.

Waxaanu si gaara ugu mahad naqay Mubaarik Bidhi, shirkadda Dahabshiil Group oo si wanaagsan u bixisay qaybtii ay ku balan qaaday iyo sidoo kale ciyaar yahanka caanka ah ee Jaamac Karaacii.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Burco Somaliland

 
,, ,,,.