Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Hay’adda Tayadda Somaliland Oo Qabtay Basal Xumaatay Oo Laga Keenay Suudaan

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Tog-wajaale (SDWO): Hay’adda dhawrista tayadda badeecaha Somaliland ayaa maanta ku qabtay magaaladda Wajaale   Basal  xumaatay oo la sheegay in laga keenay dalka Suudaan, taasoo uu siday baabuur kuwa xamuulka ah.

gggggggpg

Basashan xumaatay ee la qabtay  ayaa baabuurka siday waxa uu ka keenay dalka Suudaan, iyadoo uu la soo dhex maray dalka Itoobiya, siday sheegeen masuuliyiinta hay’adda dhawrista tayadda Somaliland.

Agaasimaha hay’adda dhawrista Somaliland Maxamed Geedi Caynaanshe,  oo weriyeyaasha kula hadlay  ayaa faahfaahin ka bixiyay Basashan xumaatay  ee ay qabteen iyo waxa lagu xukumayo mulkiileyaasha iska leh.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 

 
,, ,,,.