Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Waraysi Murugo badan – Hooyo ka cabanaysa dulmi uu ku hayo mudo dheer Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici oo ay Jaar yihiin

Published on June 14, 2018 by   ·   No Comments

Hooyadan baa sheegtay in afar baloodh oo ay leedahay ay isku xigaan jaarna yahiin Cabdiraxaman Sayli – Madaxweyne ku xigeenka Somailland.  Ilaa intaas uu soo agdegay ee uu madaxweyne ku xigeenka ahaa ilaa 2010kii wuxuu xayiraad ka saaray dhulkeedii inaanay dhisan Karin ama iibin Karin.  Xataa waxay tidhi inuu iga iibsado oo uu igala wareegana wuu diiday.    Akhirkii waxay tidhi sanadaqyar anoo ka dhexdhiso is leh ayuu I xidhay, intii aan xidhnaana askartiisii ayaa mid ka midi sii kufsaday inantaydii yarayd ee 13 jir ka ahayd oo hada uur leh. markaan booliska u dacawoodayna aan waxba la iiga qabanin ee la iigu soo jawaabay yarta u dhis ninkii kufsaday.      Dalka waa in cadaaladu shaqaysaa ee aan kursigu shaqayn, waxa loo baahanyahay in hayadaha garsoorka iyo culumaaudiinku arinka baadhitaan madaxbanaan ku sameeyaan sharcigana la hor keeno cidii xadgudub ku samaysay hooyadan danyarta ah.

 
,, ,,,.