Saturday, July 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Projects ayaa qaar ka mida agoonta xaafada daami ee Hargeysa u soo iibiyey dharka ciida sadaqooyinkii na soo gaadhay dabayaqadii Ramadan ee baaqii ciidsii caruurta danyarta ah

Published on June 15, 2018 by   ·   No Comments

Sanadkaste waxaan bishs Ramadaan soo bandhiganaa laba mashuur oo aad u qiimo badan oo kala ah Afuri dadka danyarta ah iyo ciidsii caruurta danyarya iyo agoomaha ah.  mashruuca afuri waxa na soo gaadhay 745 doolar oo 500 aan raashin bisha ku filan ugu iibinay 10 qoys oo degan xaafada daami.  Halka 245 doolarna aanu gudoonsiinay reer danyar ah oo aabahii u shaqaynayeyna uu baabuur labadii gacmood jaray.

IMG-20180615-WA0019

Mashruucaa ciidsii caruurtana waxa na oo gaadhay 1030 dollar oo aanu 800 ku ciidsiinay 27 ka mida caruurta danyarta iyo agoomaha xaafada daami.  halka 130 dollarna gudoonsiinay reerkii uu aabahu ka gacmobeelay iyo 100 oo aanu ku darnay sadaqadii loo ururinay gabadh iyada iyo caruureedu ku xanuusanayan magaalada burco.

IMG-20180615-WA0018

waxa kale oo na soo gaadhay 230 oo ahaa sakatul fidir oo aan raashin ugu iibinay reerkaas aabahu ka dhawacmay iyo oday iyo islaan ag degan reerkan oon lahayn wax ubad ah. Isku geyn sadaqooyinkii bishii Ramadan na soo gaadhay ayaa dhamayd 2250 doolar.  Intii soo bixisay waxaan ilahay uga baryaynaa inuu ugu daro miisaanka xasanaadka.  amiin yaa rabi

IMG-20180615-WA0026

Tan iyo markii aan bilownay mashaariicada khayriga oo ahayd 2007 sadaqooyinka na soo gaadhay ay kor u dhaafay 35 kun oo doolar.

IMG-20180615-WA0020

Hadii aad rabtid inaan sadaqooyinkaaga gaadhsiino dadka danyarta ah nagala soo xidhiidh Samafal@SDWO.COM

IMG-20180615-WA0058

IMG-20180615-WA0060 IMG-20180615-WA0059

IMG-20180615-WA0027 IMG-20180615-WA0026 IMG-20180615-WA0025 IMG-20180615-WA0024 IMG-20180615-WA0023 IMG-20180615-WA0022 IMG-20180615-WA0021 IMG-20180615-WA0020 IMG-20180615-WA0019 IMG-20180615-WA0018 IMG-20180615-WA0017 IMG-20180615-WA0016 IMG-20180615-WA0015 IMG-20180615-WA0014 IMG-20180615-WA0013 IMG-20180615-WA0012 IMG-20180615-WA0010 IMG-20180615-WA0009 IMG-20180615-WA0007

 

Sawiradii maalintii ciida ka horeysay

IMG-20180610-WA0065 IMG-20180610-WA0064 IMG-20180610-WA0062 IMG-20180610-WA0063 IMG-20180610-WA0058 IMG-20180610-WA0061 IMG-20180610-WA0044 IMG-20180615-WA0016 IMG-20180610-WA0047 IMG-20180610-WA0066

 
,, ,,,.