Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

La Taliyaha Madaxweynaha Dadka Naafadda Oo Sharaxay Hawsha Ay Dadkaasi U Qabtaan

Published on June 29, 2018 by   ·   No Comments

London (SDWO): La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee arrimaha dadka naafadda ah ayaa shaaciyay in xukuumadda talladda haysa ay ka go’an tahay sidii loo daryeeli lahaa waxna loogu qaban lahaa  dadka aan laxaadkoodu dhamayn.

C/raxmaan Xuseen,  waxa uu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi isagoo ka duulaya sidii dadkaasi naafadda ah loo taageerii lalahaa in uu xarunta madaxtooyadda ka siiyay xafiis uu kala socda caawinta iyo wax u qabashadda dadka la xaadkoodu kala dhiman yahay.

Gabadh magaceedda la yidhaahdo Xaawo, oo ka mida dadka naafadda ka ah dhinaca maqalka  iyo gabahd la yidhaahdo Hibo, oo  marti ku ahaa barnaamij ku saabsan taakulaynta dadka naafadda ah oo lagu qabtay magaaladda London ee dalka Ingiriiska.

Barnaamijkaasi ayaa lagu faaqiday xaaladda guud ee dadka naafadda ah ee ku nool Somaliland iyo sidii la daryeeli lahaa.

Halkan Ka Daawo Barnaamijkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.