Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Berito Dalka Ka Bilaabmaya

Published on June 29, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Iyadoo la filayo in maalinta beriya uu guud ahaanba goboladda  iyo degmooyinka ka bilaabmo imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasaladda 8aad ee dhexe iyo 4aad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2017 iyo 2018.

download (2)

Sida ay maanta shaaciyeen xafiiska imtixaanaadka qaranka jamhuuriyadda Somaliland oo sheegay in kala direen dhamaanba gaadiidka siday waraaqaha imtixaanka iyo hawl wadeenadii ka shaqaynayayba goboladda fog fog ee dalka.

Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax, oo ay wehelinayeen xubno ka mida wasaaradda waxbarashadda iyo xafiiska imtixaanaadka, waxa uu Daa’uud tilmaamay in  goboladda qaarkood ay gawaadhidii si nabad gelyo ah ku gaadheen.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.