Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Taliyaha Booliska Somaliland Oo Gaadhay Laascaanood iyo U Jeedadda Socdaalkiisa Oo Dareemo Dhalisay

Published on July 6, 2018 by   ·   No Comments

Laascaanood (SDWO): Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye gaas C/laahi Fadal Iimaan, oo ay wehelinayeen saraakiil sar sare oo ka tirsan booliska  ayaa maanta gaadhay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

download

U jeedadda socdaalka taliyaha boolisku ku tegay Laascaanood ayaa lagu sheegay mid la xidhiidha dar-dar gelinta iyo xog ogaal u noqoshadda hawlaha amaanka gobolka Sool.

Inakstoo ay jiraan warar hoose oo sheegaya in safarka taliyuhu gogol-xaadh u yahay safar la filayo in todobaadkan uu madaxweyne Muuse Biixi ku tegayo goboladda bariga Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.