Friday, November 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddiga Madax Dhaqameedka Garxajis Oo Baaq Ka Diray Colaadda Ceel-Afweyn

Published on July 7, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xubno ku hadlayay afka guddiga madax dhaqameedka beelaha Garxajis, ayaa   baaq nabadeed ka soo saaray   colaad beeleedka ka soo cusboonaatay   degaanka Ceel-Afweyn  ee gobolka Sanaag oo ay shalay dhawr qof ku dhinteen.

Waxaanay madax dhaqameedkaasi ku baaqeen in cid kastoo ay khusayso arrintaasi   ay kaalintoodda ka qaataan   sidii si nabad ah loogu dhamayn lahaa colaadaasi, haddii ay tahay xukuumadda Somaliland iyo waxgaradka labadaas beelood.

Xubnahan madax dhaqameedka ah ee metelayay guddiga beelaha Garxajis oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa waxa kaloo ay ka hadleen shirkii dhawaan beeshaasi  ku qabsatay buurta Gacanlibaax.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.