Thursday, September 20th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Hilib Laga Shakiyay Oo Lagu Qabtay Magaallo Xuduudeedka Tog-Wajaale

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Tog-Wajaale (SDWO): Maamulka magaallo xuduudeedka Tog-wajaale ee gobolka Gabiley ayaa gacanta ku dhigay hilib shaki dhaliyay oo la doonayay in si qarsoodiya loo soo geliyo Somaliland oo laga soo gudbinayay dhinaca Itoobiya.

download (1)

Hilibkaasi ayaa  isugu jiray Beer iyo Kelyo, siday sheegeen guddoomiyaha Wajaale Xaashi  Maxamuud Cabdi iyo xoghayaha fulinta Wajaale, oo ka warbixiyay hilibkan la doonayay in qarsoodiga lagu soo geliyo Somaliland ee ay qabteen.

Waxaanu digniin adag u diray guddoomiyaha Wajaale in tallaabo laga qaadi doono cida lagu qabto falkaasi, isagoo xusay in wax lagu sheegay Beer oo aad u fara badan, balse aan si cad loo ogayn in uu mid xoolaad yahay in kale  laga soo gudbiyo dhinaca Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.