Saturday, July 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka Hargaysa

Published on July 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo isugu jirtay xoolo nool iyo waxyaabo kale gaadhsiisay qaybta dhimirka ee cusbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa.

Waxaana kaalmadaasi ku wareejisay masuuliyiinta cusbitaalka dhimirka agaasimaha waaxda arrimaha bulshadda ee wasaaradda shaqo gelinta, iyadoo uu kala wareegay agaasimaha cusbitaalka dadka maskaxda ka xanuunsaya  Mustafe Xuseen Xirsi.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.