Thursday, September 20th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay ErgooyinKa Nabadaynta Ceel-Afweyn

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Ceel-Afwayn (SDWO): Madaxweyne ku-xigeenka  Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa galabta kulan isugu yeedhay dhamaan ergooyinkii ka qayb gelayay nabadaynta deegaanka Ceel-afweyn.

36914113_1723284707785375_8609009744352378880_n 36933367_1723284894452023_1028638667322687488_n 36952494_1723270691120110_7635350536773959680_n 36956216_1723284484452064_8500295429076811776_n 36970468_1723284961118683_1487826299681505280_n 36971550_1723284121118767_4186041784297586688_n

Shirkaas  oo ay kasoo qayb galeen salaadiinta ka kala socday dhamaan gobolada Somaliland, culimada caanka ah ee Somaliland iyo wafdiga madaxweyne ku-xigeenka oo ka koobnaa Wasiirka arrimaha guddaha,iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

36983680_1723284391118740_3025653006600241152_n

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo hadal kooban halkaasi ka jeediyay ayaa sheegay in ujeedada kulankani yahay sidii loo qaabayn lahaa wada xaajoodka lala gali doono labada dhinac ee dirirtu dhex martay.

Waxaanu  Madaxweyne ku-xigeenku sheegay in xukuumadda ay ka go’an tahay in mudo kooban lagu soo af-jaro xaaladda ka taagan deegaamadaasi.

36971778_1723284547785391_6578323149236994048_n

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ku hadlay afka ergooyinka ayaa sheegay sida ay muhiimka u tahay hawsha ay wafdigani u socoto, isla markaana waxa uu aad ugu dheeraaday dadaalo xoogan oo ay sameeyeen mudadii ay joogeen Ceel-afweyn.

Isagoo  niyad wanaagsan ka muujiyay xaaladda Ceel-afweyn oo uu sheegay in ay meel wanaagsan wax u marayaan ilia hadda oo ay ku sugan yihiin halkaasi.

36909183_1723284611118718_7994961624412717056_n 36914113_1723284707785375_8609009744352378880_n 36933367_1723284894452023_1028638667322687488_n 36952494_1723270691120110_7635350536773959680_n 36956216_1723284484452064_8500295429076811776_n 36970468_1723284961118683_1487826299681505280_n 36971550_1723284121118767_4186041784297586688_n 36971778_1723284547785391_6578323149236994048_n 36971837_1723270727786773_4613119029970731008_n (1) 36971837_1723270727786773_4613119029970731008_n 36978815_1723284757785370_2246743314327928832_n 36980926_1723284434452069_4376373380278910976_n 36983680_1723284391118740_3025653006600241152_n (1) 36983680_1723284391118740_3025653006600241152_n 36985539_1723284141118765_1965690064751034368_n 36986424_1723283941118785_7698784038344982528_n 36990694_1723283774452135_5998489554821054464_n 36993225_1723284861118693_4218205505887141888_n 37005685_1723283954452117_8493135856033333248_n 37014551_1723285021118677_4125916288012779520_n 37019814_1723284291118750_7746747385543393280_n 37027076_1723284247785421_718467686962561024_n 37035569_1723283771118802_4814868852343046144_n

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.