Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maclimiinta Dugsiyadda Dawladda Burco Oo Ka Soo Hor Jeestay Imtixaan Laga Qaadayo

Published on August 3, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyadda dawladda ee magaaladda Burco ayaa cabasho xoogan ka muujiyay imtixaan qiimayn ah oo la shaaciyay in laga qaadayo macalimiinta dugsiyadda hoose dhexe ee guud ahaab dalka.

M vlcsnap-1460-12-02-21h50m07s039 vlcsnap-1941-01-25-15h24m04s581 vlcsnap-2267-05-05-03h14m19s293 vlcsnap-3557-11-05-03h12m13s163

Macalimiintaasi oo isugu jiray ragg iyo dumar-ba ayaa magaaladda Burco ka dhigay mudaharaad ay arrintaasi kaga soo hor jeedaan, waxaanay tilmaameen in imtixaankaasi ay u arkaan mid u jeedo kale laga leeyahay.

Balse aanu ahayn mid wax lagu saxayo ama lagu qiimayno, waxaanay ku doodeen in ay hore u soo galeen imtixaano lagu qiimaynayo, isla markaana ay haystaan shahaadooyinkooda cadaynaya aqoonta ay u leeyihiin culuumta ay dhigayaan.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 

 
,, ,,,.