Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Gudaha Caasimadda Hargaysa

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shan qof  ayaa dhaawacyo culusi ka soo gaadheen shil baabuur oo maanta duhurnimadii ka dhacay xaafadda Gol-janno ee degmadda 26-ka June ee magaaladda Hargaysa, kuwaasoo lagu daawaynayo cusbitaalka guud ee Hargaysa.

daawoshil-baabuur-oo-ka-dhacay-d

Shilkani ayaa yimid  kadib markii baabuur xamuul oo jidkaasi marayay uu dib ugu soo karaaray gawaadhidii kale halkaasna uu ku jiidhay 3 baabuur oo kale.

Iyadoo  qaar ka mid ahaa dadkii  saarnaa saddexdaas baabuur  ay dhaawacyo culusi ka  soo gaadheen, kadib baabuurka xamuulka siday uu dusha sare ka maray.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.