Sunday, October 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Ciidanka Federalka Itoobiya oo gacanta ku soo dhigay madaxweynahii hore ee Ismaamulka Somalilda una dhaadhiciyey xabsi ku yaala Addis Ababa

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Wararka aan ka helayno caasimada degaanka somaalida Itoobiya ee jigjiga ayaa sheegaya in saaka madaxweynahii hore ee degaanka ciidamada militarigu qabteen una qaadeen dhankaas iyo  caasimada dalka ee addis-ababa.

Qabashada cabdi ilay ayaa waxay timid maalin uun kadib markii uu xilka ka dagay.

Cabdi-Iley

Dowlada federalka Itoobiya ayaa waxay sheegtay in cabdi wajihi doono cadaalada waxayna ku eedeeyeen  xadgudubyo aadamenimo iyo in uu kiciyay rabshadahii dhawaan ka dhacay degaanka somaalida, waxaa kale oo Dowlada federalku ku eedaysay cabdi maxamuud cumar in uu  khalkhal galiyay amniga dalka  horaana ugalay tacadiyo kadhan ah xuquuqda aadamaha sidii ay horay warbaxin uga soosaartay human right watch.

Ugu danbeyn waxaa gacanta ku dhigay cabi ilay oo maalmahan ba ay xaalku ku cakirnaa  ciidamada federalka Itoobiya

 

Source: Jigjiga News

 
,, ,,,.