Sunday, October 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Isuduwe Madaxweynaha Ku Bogaadiyay In Uu Wasaaradooda Madax Uga Dhigay Masuuliyiin Aqoon U Leh Shaqadda

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO): Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Togdheer Dr. Aadan Cilmi Diiriye, ayaa madaxweyne Muuse Biixi ku bogaadiyay in uu wasaaradda caafimaadka madax uga dhigay masuuliyiin caafimaadka aqoon u leh.

Dr Adam300x169

Waxaanu sheegay in wasiirka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka labadooduba ay yihiin dhakhaatiir khibrad iyo aqoonba u leh shaqadda loo dhiibay.

Taasoo  keentay in  wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland mudadda uu joogay waxqabad muuqda ku talaabsaday.

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.