Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland Oo Ka Hadashay Qul-qulatooyinka Siyaasadeed Ee Ka Socda Itoobiya

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay isbedeladda siyaasadeed ee rebshadaha watay oo todobaadkan ka socday degaanka Soomaalida Itoobiya iyo meello kaloo geeska Afrika ka tirsan.

sacad

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire, oo warbaahinta xafiiskiisa kula hadlay ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay wadaagaan xuduud dheer, isla markaana isbedel kastoo ku yimaadaa uu saamayn ku yeelan karro Somaliland.

Sidoo kale wasiir Sacad, oo wax laga waydiiyay sida Somaliland u aragto heshiisyadda dhinaca dekadaha ee imaaraadka carabtu la galay dalka Eritrea, maadaama oo shirkadda DP World ee imaaraadku ay maamusho dekadda Berbera.

Halkan Ka Daawo su’aallo kala duwan oo ay warfidiyeenadu  waydiiyeen  wasiirka arrimaha dibadda:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.