Sunday, October 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland iyo Shirkadda Shuraako Oo Heshiis Maalgashi Kala Saxeexday

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland ayaa  heshiis la saxeexatay shirkad la yidhaahdo Shuraako oo  wadamo bariga Afrika ku yaalla ka wadda mashruuc lagu maalgelinayo ganacsatadda yar yar.

Mashruucan maalgelineed oo la sheegay in uu ku kacayo 8 milyan oo dollar ayaa ah daymo la amaahinayo ganacsatadda yar yare e danaynaya in ay kor u qaadaan ganacsigoodda.

Heshiiskan waxaa kala saxeexday wasiirka horumarinta maalgashiga Somaliland iyo guddoomiye ku xigeenka shirkadda Shuraako  C/kariin Goolle.

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.